AKHRISO ”ISIMADA PUNTLAND OO XALIYEY MURANKII DEKADA BOSASO

AKHRISO ”ISIMADA PUNTLAND OO XALIYEY MURANKII DEKADA BOSASO

Isimada Puntland,oo manta kulan ku qabtay Magaalada Bosaso ayaa Ganacsatada iyo dawlada dhex dhigay heshiis, ka dib markii Ganacsatadu ay Muran ka keeneen shirkada lagu wareejiyey Dekada Bosaso. Kulanka lagu soo bandhigau heshiiska la gaaray ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ganacsatada Puntland, Isimo Miisaan ku leh Puntland, Mas’uuliyiin ka […]

by 6th December 2017 Comments are Disabled featured
Dood Cilmiyeed ku saabsan Bangiyada Ganacsiga Soomaaliya oo lagu qabtay Jaamacadda badda Cas-Sawiro

Dood Cilmiyeed ku saabsan Bangiyada Ganacsiga Soomaaliya oo lagu qabtay Jaamacadda badda Cas-Sawiro

Dood cilmyeedkaan ayaa waxa soo abaabulay xarunta cilmi barista iyo hal-abuurka ee Jaamacadda Badda Cas, waxaana soo bandhigay Prof. Yasin Beeldaaje Xaaji Cabdullahi aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku xeeldheer bangiyada iyo maalgashiga. Sidoo kale doodan waxaa ka qayb galay maamulka iyo macalimiinta jaamcadda, ardayda jaamacadda, rugta ganacsiga, warshadaha ee Puntland iyo […]

by 14th November 2017 Comments are Disabled featured
Madaxweyenaha Puntland Oo Soo Xiray Shirkii Kalluumaysiga iyo Warmurtiyeed Ka Soo Baxay-Sawiro

Madaxweyenaha Puntland Oo Soo Xiray Shirkii Kalluumaysiga iyo Warmurtiyeed Ka Soo Baxay-Sawiro

Shirkii madasha horumarinta Kalluumaysiga Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Garoowe, waxaana si rasmi u soo xiray Madaxweynaha  Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Shirweynahan oo socday muddo saddex maalmood ah waxaa ka qaybglay  600 qof oo isugu jira  Wasiiradda kalluumaysiga federaalka iyo maamul gobolyeedyada dalka, mulkiilayaasha shirkadaha kalluumaysiga Soomaaliyeed, […]

by 27th October 2017 Comments are Disabled featured
KHUDBADDII MADAXWEYNE GAAS EE FURIYAANKA KAL-FADHIGA 40 AAD EE BAARLAMANKA PUNTLAND

KHUDBADDII MADAXWEYNE GAAS EE FURIYAANKA KAL-FADHIGA 40 AAD EE BAARLAMANKA PUNTLAND

Ganacsiga. madaxweynaha ayaa sheegay in Wasaradda Ganacsiga Puntland ay heshiis ku saabsan maal-gelinta warshadaha yaryar ay la gashay shirkadda SOM China,sidoo kalena ay xukuumaddiisu hirgelisay hannaanka tyo-dhowrka oo lagu baarayo badeecadaha soo gelaya degaannada Puntland ee debadda laga keenayo. Inkastoo aanu faahfaahin ka bixin,haddana wuxuu tilmaamay in shirkado laga leeyahay […]

by 25th October 2017 Comments are Disabled featured
SHIRKA KALLUUMAYSIGA SOOMAALIYA OO KA FURMAY GAROWE

SHIRKA KALLUUMAYSIGA SOOMAALIYA OO KA FURMAY GAROWE

Waxaa magaalada Garowe ka furmay Shirka Kaluumaysiga Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Hay,adda Shuraako ,waxaana kasoo qeybgalay dhamaan Iskaashatooyinka kalluumaysiga dalka ,Wasaaraddaha Kaluumaysiga Dowlad Goboleedyadda ,Dowladda Federalka iyo Hay,addo ka shaqeeya ka faa,iideysiga horumarinta kheyraadka badda, halka ay goobjoog u ahaayeen shirkaan Ardey Soomaaliyeed oo barata cilmiga baddaha iyo kalluumaysiga.Shirka […]

by 25th October 2017 Comments are Disabled featured
Magaalada Bosaso oo laga furay xarun loogu magac daray beerta nasashada iyo jirdhiska ee Maandeeq-Sawiro

Magaalada Bosaso oo laga furay xarun loogu magac daray beerta nasashada iyo jirdhiska ee Maandeeq-Sawiro

Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay laga furay xarun cusub oo loogu magac daray beerta nasashada iyo jirdhiska ee Maandeeq. Xarunta waxaa magaalada ka hir gelisay hay’adda wadaniga ah ee Tadamun, iyadoo dhaqaalaha ku baxay ay bixisay hay’dda SSF. Waxa ay ka kooban tahay xarunta qeybo badan sida […]

by 9th May 2017 Comments are Disabled featured
Bangiga Amal oo maal gelin u sameeyey ganacsatada haweenka ah ee gobolka Bari-Sawiro

Bangiga Amal oo maal gelin u sameeyey ganacsatada haweenka ah ee gobolka Bari-Sawiro

Bangiga Amal oo ujeedooyinkiisa ka mid tahay horumarinta bulshada si weyn uga dhex muuqda adeegyada bulshada iyo hormarka guud ayaa waxa uu barnaamij kor loogu qaadayo ganacsatada yar-yar ee dumarka ah ka bilaaway dhammaan xarumaha Bangiga ee Soomaaliya oo dhan. Barnaamijkan oo ganacsatada lagu siinayo lacago amaah ah oo aan […]

by 9th April 2017 Comments are Disabled featured
MADAXWEYNE GAAS OO XADHIGA KA JARAY DHISME KAYDKA SHIDAALKA DIYAARADAHA

MADAXWEYNE GAAS OO XADHIGA KA JARAY DHISME KAYDKA SHIDAALKA DIYAARADAHA

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 28 February 2017 xadhiga ka jaray dhismaha kaydka shidaalka diyaaradaha ee Shirkada ‘’DS’’, waxaana uu dhismuhu ku dhexyaalaa garoonka diyaaradaha ee Boosaaso International Airport. Xadhig ka jarka dhismaha cusub ee kaydka […]

by 28th February 2017 Comments are Disabled featured
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO FURAY ISBITAALKA NATIONAL OO LAGA HIRGALIYAY BOSASO.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO FURAY ISBITAALKA NATIONAL OO LAGA HIRGALIYAY BOSASO.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa maanta  28 February 2017 xadhiga ka jaray Cisbitaalka ‘’National Hospital’’ oo dhawaan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso. Kadib markii Madaxweynuhu Xadhiga ka jaray Cisbitaalka ayaa waxaa uu soo kormeeray qayba uu ka kooban yahay, halkaas oo isbitaalka laga dheehanayey qalab casri ah […]

by 28th February 2017 Comments are Disabled featured
Hogaanka Rugta ganacsiga Puntland oo muddo kordhin loo sameeyey

Hogaanka Rugta ganacsiga Puntland oo muddo kordhin loo sameeyey

Kullankan oo ka qabsoomay xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Dawladda Puntland ayaa ahaa mid looga tashanayey Doorashada Hogaanka Rugta Ganacsiga Puntland oo dib u dhac ku yimi , sidoo kalana waxaa madasha lagu soo bandhigayey nidaam cusub oo wasaaradda Ganacsiga Puntland ganacsatada ku siinayso shatigga ganacsiga oo ay wasaaraddu bixiso […]

by 23rd February 2017 Comments are Disabled featured