Articles by: mohamed Salad( Ramaas Software)

WASIIRKA GANACSIGA PUNTLAND OO GAROWE KU DAAHFURAY HOTEL CUSUB

WASIIRKA GANACSIGA PUNTLAND OO GAROWE KU DAAHFURAY HOTEL CUSUB

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle (Indho-guran) ayaa shalay galab magalada Garowe daahfuray hotel cusub oo loo baxshey Same Hotel and Restuarent kaasoo ku dhagan Dugsiga sare ee Al-Waaha. Munaasibadda lagu daahfurayay waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka socda dowladda Puntland, Culimo,waxgarad,aqoon yahan iyo dadwayne […]

by 10th June 2016 Comments are Disabled featured
54 arday oo ka qalinjabisay kulliyadda shareecada ee Jaamacadda Bariga Afrika

54 arday oo ka qalinjabisay kulliyadda shareecada ee Jaamacadda Bariga Afrika

aflad si wayn loosoo agaasimay isla markaana lagu sagoontinayay 54 arday oo dhamaysatay kulliyada Shareecada ee Jaamacadda Bariga Afrika ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda ee Magaalada Bosaso. Xafladdaan oo Ahayd mid si wayn loosoo Qurxiyay Waxaa kasoo Qayb galay maamulka Sare ee Jaamacadda Bariga Afrika, Maamulka Gobolka Bari , Masuuliyiin ka Socotay Rugta […]

by 12th May 2016 Comments are Disabled featured
Muxaadiro Ka Hadalaysa Ganacsiga oo Lagu Qabtay  Rungta Ganacsiga  Puntland

Muxaadiro Ka Hadalaysa Ganacsiga oo Lagu Qabtay Rungta Ganacsiga Puntland

Muxaadiro    Ka Hadalaysa  Ganacsigaoo Lagu Qabtay    Rungta Ganacsiga  Puntland Muxaadiradan  Oo Lagu Qabtay  Hoolka Shirarka Rugta Ganacsiga Puntland  Wax Ka Soo Qabgashay  Madax Kala Duwan Sida     Gudoomiyaha Runta  Ganacsiga   Puntland Iyo  Ganacsadto Kala Duwan Waxan Casharad Bixiyey      Culimadda  Ugu Waaweyn Puntland Sida Sheikh  Daahir  aw cabdi Iyo  Sheikh Maxamed Macalin   […]

by 18th April 2016 Comments are Disabled featured
KULAN BULSHADEED LOOGA HADLAYAY KOR-U-QAADIDA GANACSIGA IYO GANACSATADA OO ay Wad qabteen  Runta Ganacsiga puntland iyo OCVP

KULAN BULSHADEED LOOGA HADLAYAY KOR-U-QAADIDA GANACSIGA IYO GANACSATADA OO ay Wad qabteen Runta Ganacsiga puntland iyo OCVP

Hay’adda cilmi barista ee OCVP iyo rugta ganacsiga Puntland ayaa magaaladda bosaso ku qabtay kulan ballaaran oo la isku waydaarsanayay aqoon iyo warbixino ku saabsan kor qaadida Ganacsiga iyo ganacsatada Puntland. Kulankan oo ka dhacay hoolka shirarka ee Hotel Gacaynta waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiinta wasaaradda ganacsiga oo uu hoggaaminayay […]

by 10th April 2016 Comments are Disabled featured
Dekadda magaalada Bosaso oo laga dhoofiyey in ka badan 20,000 oo neef

Dekadda magaalada Bosaso oo laga dhoofiyey in ka badan 20,000 oo neef

Dekadda weyn ee magaalada Bosaso-Puntland Somalia ayaa maanta laga dhoofiyey xoolo dhan 22,000, kuwaasi oo loo dhoofiey wadanka Sacuudiga Xiliga dekadda laga dhoofinayey xoolaha ayaa waxaa kormeer ku yimid wasiirka ganacsiga iyo wershadaha Puntland oo uu wehliyo wasiirka xanaanada xoolaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Waxaa sidoo kale ka mid […]

by 21st March 2016 Comments are Disabled featured
Shirkadda Golis oo 20,000 oo doolar ku wareejisay guddiga abaaraha (Sawiro)

Shirkadda Golis oo 20,000 oo doolar ku wareejisay guddiga abaaraha (Sawiro)

Munaasabad ay shirkadda Golis ku wareejinaysay deeq lacageed oo gaaraysa 20,000 oo doolar oo ay ugu talagashay dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira deegaanada Puntland ayaa ka dhacday magaalada Bosaso. Lacagtan ayay shirkadda Golis ku wareejisay guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo mudooyinkii dambe ku hawlanaa ku wacyi galinta dadka Soomaaliyeed […]

by 14th March 2016 Comments are Disabled featured
Shirkad isku xiraysa ganacsatada Somalida & Shiinaha oo Laga furay magaalada Bosaso (Sawiro)

Shirkad isku xiraysa ganacsatada Somalida & Shiinaha oo Laga furay magaalada Bosaso (Sawiro)

Magaalada Bosaso- Puntland-Somalia ayaa laguq qabtay xaflad lagu daah-furayey shirkad cusub oo loogu magac daray Quick Chain, taasi oo ku soo biirtay shirakadahe kale ee ka jira magaalada. Daahfurka shirkadda ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha Puntland,ganacsato,culumaa’udiin,maamulka shirkadda,waxgarad iyo marti sharaf kale. Adeegyada ay Shirkadu qabanayso ayaa […]

by 14th March 2016 Comments are Disabled featured
Shirka Bilaha Ah Gudiga Maamulka Rugta ganacsiga Puntland

Shirka Bilaha Ah Gudiga Maamulka Rugta ganacsiga Puntland

Shirka gudiga maamulka Rugta ganacsiga Puntland ayaa waxaa shir gudoominayey Gxigeenka 1ad ahna Kusimaha Gudoomiyaha Maxamed Cabdi Waaberi. Shirkan ayaa si qota dheer looga hadlay xaaladda Ganacsiga Puntland, Warbixino laga dhegaystay Shirkadii qalabaynaysay Carwada iyo Kulankii dhexmaay Hay’ada Shuraako iyo Wafdigii Rugta ganacsiga Puntland. Madaxa Mashaariicda Rugta ganacsiga Maxamed Maxamud […]

by 9th March 2016 Comments are Disabled featured
Shirkadda Towfiiq oo abaalmarisay macaamiisha sida tooska ah ugu xiran (Sawiro)

Shirkadda Towfiiq oo abaalmarisay macaamiisha sida tooska ah ugu xiran (Sawiro)

Maamulka shirkadda ganacsiga guud ee Towfii ayaa barnamaij tijaabi nasiibkaada ah u qabatay macaamiisheeda ku xiran, kaasi oo ay shirkaddu ugu magac dartay Toqfiiq iyo kulanka macaamiisha. Kulanka ayaa ka dhacay hotel Jubba ee magaalada Bosaso-Puntland-Somalia, waxaana ka soo qeyb galay maamulka shirkadda, ganacsato, mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga, wasaarada […]

by 8th March 2016 Comments are Disabled featured

DHISMAHA WADADA CEEL-DAAHIR IYO CEERIGAABO OO DHOWAAN BILAABAN DOONA

Waxaa magaalada Bosaaso soo gaaray qalabka lagu dhisaayo Wadada isku xiri doonta Degaanada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo, waxaana maalmihii u danbeeyey Markab taagan dekadda laga daabulaayey qalab kala duwan oo muhiim u ah dhismaha wadada. Mashruucan oo lagu dhisaayo waxa loogu Magac daray “Puntland ha isku tashato” ayaa dhismaheeda qaybta ugu […]

by 5th March 2016 Comments are Disabled featured