Future Events

Ganacsatada Puntland oo kulan ka yeeshay dhismaha wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo

Ganacsatada Puntland oo kulan ka yeeshay dhismaha wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo

axaa maanta hoolka shirarka hotel jubba ee magaalada Bosaso lagu qabtay kulan looga hadlayey mashruuc lagu dhisayo wadada isku xirta Ceel daahir iy Cerigaabo. Waxaa ka soo qeyb galay kulanka maamulka rugta ganacsiga iyo wershadaha Puntlan, ganacsato, aqoonyahano, dhalinyaro, culimo’udiin iyo marti sharaf kale. Waxaa soo qaban-qaabiyey kulanka maamulka rugta […]

by 8th April 2015 Comments are Disabled Events, featured, Future Events, Multimedia