Past Events

Rugta ganacsiga iyo wershadaha Puntland oo soo bandhigtay Carwo shaqo(Job Fair)

Rugta ganacsiga iyo wershadaha Puntland oo soo bandhigtay Carwo shaqo(Job Fair)

Kulanka ayaa ahaa mid lagu soo bandhigayey carwo shaqo, waxaana ka soo qeybgalay maamuulka rugta ganacsiga, Ganacsato,dhalinyaro, culm’udiin qaar ka mid ah Hay’adaha ka hawlgala Puntland iyo marti sharaf kale. Arday gaareysay 300 ayaa ka soo qeybgalay munaasabadda, kuwaasi oo wax ka bartay jamaacadaha ku yalaa Bosaso iyo 40 shirkadood […]

by 13th May 2013 Comments are Disabled Past Events