featured

KHUDBADDII MADAXWEYNE GAAS EE FURIYAANKA KAL-FADHIGA 40 AAD EE BAARLAMANKA PUNTLAND

Ganacsiga.

madaxweynaha ayaa sheegay in Wasaradda Ganacsiga Puntland ay heshiis ku saabsan maal-gelinta warshadaha yaryar ay la gashay shirkadda SOM China,sidoo kalena ay xukuumaddiisu hirgelisay hannaanka tyo-dhowrka oo lagu baarayo badeecadaha soo gelaya degaannada Puntland ee debadda laga keenayo.

Inkastoo aanu faahfaahin ka bixin,haddana wuxuu tilmaamay in shirkado laga leeyahay Denmark iyo China ay la’ geshay xukuumaddisu heshiisyo ku saabsan horumarinta nidaamka korontada Puntland.

Garoomada.

Comments are closed.