featured

Muxaadiro Ka Hadalaysa Ganacsiga oo Lagu Qabtay Rungta Ganacsiga Puntland

Muxaadiro    Ka Hadalaysa  Ganacsigaoo Lagu Qabtay    Rungta Ganacsiga  Puntland

Muxaadiradan  Oo Lagu Qabtay  Hoolka Shirarka Rugta Ganacsiga Puntland  Wax Ka Soo Qabgashay  Madax Kala Duwan Sida     Gudoomiyaha Runta  Ganacsiga   Puntland Iyo  Ganacsadto Kala Duwan Waxan Casharad Bixiyey      Culimadda  Ugu Waaweyn Puntland Sida Sheikh  Daahir  aw cabdi Iyo  Sheikh Maxamed Macalin   Inta  Ay Muxaadiradu  Socodtay  Wax Lagu Soo   Ban Dhigay Sharciyada Ganacsiga Iyo   Sida  Loogu Ganacsado  Wadmada  Islaamka Iyo  Sharciyada Laga Istimaalo   Wadmad Islaamka

 

 

Comments are closed.